Dowlada Somalia oo shaacisay in la dilay raggii dilay Max’ed Max’uud Shiikh Cali

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Max’uud Geelle ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saaka laayeen rag hubeysan oo baabuurta ka dhex toogta dad aan waxba galabsan. Toogashada raggan ayaa waxay ka dambeysay kadib markii iyaga iyo ciidanka ammaanka ay maanta is rasaaseyn ku dhexmartay agagaarka sarta Seybiyaano ee magaalada Muqdisho, ragga la toogtay ayaa … Continue reading Dowlada Somalia oo shaacisay in la dilay raggii dilay Max’ed Max’uud Shiikh Cali